Baraqoon

2da daqiiqo ee soo socota waxay badalaysaa noloshaada.

Internate-ka in aad lacag ka samaysid aad bay u fududahay
Markaad ka baratid barayaasheena aad-ka u tababaran

Dariiqaaga guusha ayaa ka
bilaabmaya halkaan.

Baro. ku shaqee. guulayso.

Yeelo madax banaani dhaqaale

Oo bilow ganacsiga online-ka

Qaabka Wax Barideena

Si ficil/paratical ahaan ah ayaad u baraynaysaa qaabki aad u samayn lahayd lacag ma ahan qoraal la akhrinayo
Marka aad ka mid noqotid xubnaha baraqoon isla markaas waxaan xooga saareenaa qaabki aad u sameen lahayd faa'idoyin-kaaga kuugu horeeyay

Baro xirfadaha
digital-ka ah

Ganacsiyada Aan Ku Barayno:

Natiijo dhab ah

Hadii aad 100% ku bixisid dadaalkaaga oo aadan samayn wax faa’ido ah 

Ogow ma jirto wax aad khasaaraysid

waxaan kuu celinaynaa lacagti aad isku diiwaangalisay

Waxaad kasbanaysaa lacag aad u fara badan markaad baratid

waxaan ku barayaynaa sida dhabta ah ee aad u bilaabi kartid Ganacsig digital-ka ah

Haddi aad hore u garanaysay ma aadan joogi lahayn boggaan.

Hadaba wili waad haysataa wakhti. kafaa’idayso fursadaan oo ha khasaarin.

hada ka bax
shaqa la,aanta

hada ka bax
shaqa
la'aanta

Ardayda Baraqoon Waa guulaystayaal sababtoo ah waxay qaadaan tallaabo. Waxaan ku tusi doonaa waddo la xaqiijiyay oo aad ku guulaysanaysid.
Laakiin sida ay u jiraan guulaysteyaal waxaa u jira guuldareesteyaal.
Waa maxay farqiga u dhaxeeya labadaas?
Mid wuxuu ka Faa,idaystaa fursad kasta ma jirto mid uu dayacay oo uu ka qoomameeyo.
Halka midka kale uunan ka faa'idaysan fursadaha oo uu dayaco. Hadaba midkee tahay adiga?
Si kastaba ha ahaatee, baraqoon waxay haysataa guuleystayaasha.Kaliya $13.99 ayaad ku helaysaa wax walba , Mana jirto wax aad khasaaraysid.
Hadaba markaan waa markaagii ee ha lumin fursadaan.

$19.99Lacagta Gelitaanka

$6.99 bil kasta

U Hel Si Buuxda

Rukumo warbixinadeena isla hada

Si aad u kordhisid aqoonta aad u leedahay e-commerce-ga.

Su'aalaha kugu soo dhicikara